IS DIIWAN GELINTA COD BIXIYAYAASHA DOORASHADA QOF IYO COD AH OO MUQDISHO KA BILAABATAY MAANTA
Shacabka ku dhaqan degmada taariikhiga ah ee Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa si buuxda ugu soo baxay diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka deegaanka, taas oo si rasmi ah uga bilaabatay saaka magaalada Muqdisho. Degmada Shangaani ayaa noqotay degmada ugu horreysa ee lagu bilaabo howlaha diiwaangelinta doorashada golaha deegaanka, arrintaasoo qeyb ka ah dadaallada dowlad-dhiska iyo horumarinta nidaamka…