Dhaq dhaqaaq ciidan oo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Mudug

Xarardheere– wararka ka imaanaayo magaalada xarardheere ee gobolka mudug ayaa sheegaya in Ciidanka Dowladda ee ku sugan magaalo xeebeedka Xarardheere ay halkaas ka fuliyeenhowl gallo ciidan kuwaaso oo loogu sugaayo amniga, sida ay u sheegeen masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada. Saraakiisha ayaa ku sheegay howlgaladan inay yihiin kuwa looga hortagayo weerarro suuragal ah oo ay…

Read More

Poor health conditions reported in Aden Yabal town

Reliable reports confirmed that serious health crises are affecting Aadan Yabaal, significantly impacting mothers, children, and the elder people. The outbreak of diseases in Aadan Yabaal, located in Middle Shabelle under the HirShabelle regional state, is said to be primarily due to measles and acute waterborne diarrhea. Although no official count is yet available, sources…

Read More

Wasiirka Warfaafinta oo Furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Baraha Bulshada

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka Khaldan ee Warbaahinta Bulshada (Social Media Policy), kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah. Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Warfaafinta ee dowlad-goboleedyada xubnaha…

Read More