Mareykanka oo $28 Milyan ku taageeraya dadaallada adkeysiga iyo amniga cuntada ee Soomaaliya
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay 28 milyan oo doolar oo dheeri ah oo lagu taageerayo barnaamijyada adkeysiga degdega ah iyo kuwa muddada dheer ee Soomaaliya. Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Rechard H.Riley ayaa daaha ka qaaday hindisahan mar uu shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, isagoo carrabka ku adkeeyay in ujeedka arintaani ay tahay si kor loogu qaado…