
Kumanaan Falastiiniyiin ah oo bilaabay iney ku laabtaan Woqoyiga Gaza
Tobanaan kun oo Falastiiniyiin ah ayaa ku qulqulayay aagga Gaza ee sida aadka ah loo burburiyay ka dib markii Israa’iil ay furtay waqooyiga markii ugu horreysay tan iyo toddobaadyadii hore markii uu joogsaday dagaalka 15-ka bilood socday ee Xamaas. Dhanka kale Israel ayaa ku dhawaaqday in sideed ka mid ah la haystayaasha la sii dayn…