Wada hadalo farsamo oo Soomaaliya iyo Itoobiya uga socda magaalada Ankara ee dalka Turkiga

Mas’uuliyiin ka socda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Turkiga ku leh wadahadallo farsamo si loo dhaqan geliyo heshiiskii Ankara, loogana wada hadlo codsiga Itoobiya ee ku aaddan soo gelista badda Soomaaliya. Wadahadalladan ayaa daba socda kulan dhawaan dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la doonayay in sare loogu xiriirka…

Read More

Maraykanka oo xaqiijiyay inuu labo Daacish ah ku dilay duqayntii xalay ee Calmiskaad

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyay inuu duqayn cirka ah ku qaaday kooxda argigixisada ah ee Daacish ee ku dhuumalaysanaysa buuralayda Calmismaad ee gobolka Bari. Maraykanka ayaa sheegay inuu howlgalkan la kaashaday Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaana  uu sheegay inuu weerarkan ku dilay labo ka mid ah xubnaha kooxda Daacish. Sida laga soo xigtay…

Read More

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Caalamiga ah ee Amniga ee Munich

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Amniga ee Munich 2025. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha la xiriira amniga, gaar ahaan la dagaallanka argagixisada, isbeddelka cimilada, iyo xaaladaha siyaasadeed ee caalamka ka jira. Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka hadlay horumarka ay Soomaaliya…

Read More

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaalia oo daahfuray shir muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS Mudane Xildhibaan 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 (𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka fulinta Howlgalka Mashruuca EA-RDIP, oo markii ugu horreysay lagu qabtay gudaha Soomaaliya, kaddib go’aanka Wasiirka ee haa in shirarka mashruuca lagu qabto gudaha dalka halka markii hore dibadda looga qaban jiray. Shirkan oo socon doona…

Read More

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo sheegay inay buuxinayaan booskii USAID

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa sheegay in dowladda iyo deeq bixiyaasha ay ka shaqeynayaan in la buuxiyo mashaariicdii ay hakisay USAID Wasiirka oo ka qeyb galay dood Ku saabsan Siyaasadda Dibadda ee Maraykanka iyo Saamaynta Geeska Afrika ayaa ammaanay wada shaqeynta dowladda mareekanka iyo soomaaliya…

Read More

MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO LA DARDAARMAY CIIDANKA DARAAWIISHTA EE U RUQAANSADAY KHAWAARIJTA

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Hirshabeelle Gaashaanle Sare Xasan Dhicisoow Xasan ayaa si adag ula dardaarmay Ciidanka Daraawiishta Hirshabeelle gaar ahaan dufcada 5-aad ee dhawaan tababarka u soo dhammaaday. Waxay ugu baaqeen in laga sifeeyo al-Shabab dhamaan qeybaha dhiman ii Dowlad Goboleedka HirShabelle. Saraakiisha…

Read More

Madaxweyne Cirro oo sheegay wadanka ugu horeeya ee aqoonsanaya Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka qaybgalay Shirka Dowladaha Adduunka ee Dubai, ayaa sheegay inuu rajaynayo in Maraykanku noqdo waddanka ugu horreeya ee aqoonsada Somaliland, sidoo kale waxa uu sheegay in uu heshiis la gali doono Itoobiya ka hor inta aanu sannadkani dhamaan. Madaxweyne Cirro ayaa xusay in Somaliland ay tahay dimuqraadi, isla…

Read More

Puntlan oo Xassan Sheekh ku eedeysay safari dibada ah iyo xaraashka hantida dadweynaha

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa sheegay in siyaasadda Soomaaliya ay god kusii dhacayso, isagoo xusay in Puntland ay go’aansatay inay faraha kala baxdo ka qaybgalka arrimaha dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Lugatoor ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ka leexday waajibaadkii loo doortay, isagoo sheegay inuu ku mashquulsan yahay madaxweynuhu…

Read More

SHEEKH AADAN MADOOBE OO LA SHIRAY GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ganacsatada Soomaaliyeed. Intii uu socday kulanka ayaa ganacsatadu la wadaageen cabasho ay qabeen gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed  maadaamaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay xirnaayeen suuqyada ganacsi…

Read More