Farmaajo “Dagaalka argagaxisadu malahan muxaafidnimo iyo mucaaradnimo ee waa waajib qaran iyo masuuliyad taariikhi ah”

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxafadeed uu soo saaray si qota dheer uga hadlay dagaalada ka dhanka ah kooxaha Al-shabaab iyo Daacish ee ka socda gudaha dalka. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo Daacish inuusan kala laheyn muxaafidnimo iyo mucaaradnimo ee uu qof walba masuuliyad iyo waajib…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Mareykanka lacagihii uu siin jiray Ciidanka Danab uu jartay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka hor sheegay xubnaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya in Dowladda ay kusoo korortay culees dhaqaale oo uga yimid in lacago balaayiin doolaar ah oo ay deeq ahaan ka heli jireen Dowladda Mareykanka gaar ahaan Hay’adda USAID ay meesha ka baxday. Wasiir Biixi ayaa sheegay in…

Read More

Shirkadaha Turkish Airlines iyo Qatar Airlines oo hakiyay duulimaadyadii ay ku imaan jireen magaalada Muqdisho

Shirkaddaha duulimaad ee Turkish Airlines iyo Qatar Airlines ayaa hakiyay duulimaadyadii sida maalin laha ahaa oo ay ku imaan jireen magaalada Muqdisho kadib markii ay soo baxeen digniino dhinaca amaanka ah oo la xiriira Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade. Warar aan helnay ayaa sheegaya in Shirkadda diyaaradaha ee Turkish Airlines ay hakisay duullimaadyadeedii caalamiga ee…

Read More

Ciidan ka tirsan Daraawiishta Koofur Galbeed oo tababar loogu soo xiray Baydhabo

Raโ€™iisul Wasaare kuxigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalam Cabdi Cali oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa tababbar usoo xiray dufcadii 9-aad ee Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed. Ciidanka loo soo xiray tababarka oo ka mid noqonaya daraawiishta Koonfur galbeed ayaa loo diyaariyay inay qeyb ka noqdaan sifeynta kooxda…

Read More

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฅ๐จ๐จ๐ a ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ a๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š c๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š๐จ๐จ๐ค๐š๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ Muqdisho

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diriye (Yabooh) ayaa guddoomiyay shir looga hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan Saraakiisha Amniga Caasimada Qeybahooda kala duwan.   Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare  Mahdi Cumar Mumin iyo Taliyaha Nabad sugida Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare  Cabdifataax…

Read More

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka u qaabilsan dalalka Soomaaliya, Kenya, Rwanda iyo Uganda Mr.Qimiao Fan, oo booqasho ku yimid Muqdisho. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada shaqayneed iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, iyo taageerada Bangiga Adduunka ee ku aaddan dhinacyada dowlad-dhiska, maamul…

Read More

Golaha shacabka oo soo gabangabeeyey dood ku saabsan xasaanadda iyo safarada Xildhibaanada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa sedaxaad oo lagu sii amba qaaday dood la xiriirtay soo jeedinta Xildhibaano ka tirsan Golaha taasoo ku saabsaneyd ilaalinta xasaanadda iyo safarada…

Read More

Wasiir Biixi oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Yurub

Wasiirka Maaliyadda dowladda FS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay hogaaminaysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Ms. Karin Johansson iyo xubnaha sare oo ka tirsan xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya. Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista taageerada miisaaniyadeed…

Read More