Somalia Expels Swedish Diplomat Over Allegations of Undermining Government’s Reputation

The Federal Government of Somalia recently expelled Anna Saleem Högberg, Sweden’s Deputy Ambassador and Head of Development Cooperation, following accusations that she had undermined the reputation of the Somali government. This decision came after serious allegations were levied against Högberg regarding her conduct and actions, which were believed to have damaged the image and dignity…

Read More

Cali Guudlaawe oo gaaray degaanka Masjid Cali Guduud (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeeray difaacyada ciidamada qalbka sida iyo xaq-u-dirirka deegaanka ee ku sugan degmada Cali Gaduud ee Gobalka Shabeellada Dhexe. Saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa ugu horeyn uga warbixiyay Madaxweynaha howlgalka dabar-goynta al shabaab iyo halka uu marayo. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhiirogelin ugu tagay ciidamada…

Read More

Madaxweeynayaasha Kenya iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Dibloomaasiyadeed iyo Iskaashiga Amniga

Madaxweynaha Kenya ayaa shaaca ka qaaday sida ay dowladdiisu uga go’an tahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhaqaale ee ay la leedahay Soomaaliya, taasoo salka ku haysa horumarinta ganacsiga iyo adkaynta amniga gobolka. Warkan ayaa yimid kaddib markii Madaxweynaha Kenya uu wadahadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo si qoto…

Read More

Soomaaliya oo danjire cusub u magacowday dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Aljeeriya Mudane Axmed Attaf ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u joogi doono Aljeris mudane, Yuusuf Axmed Xasan oo loo yaqaan Yuusuf Jeego. Danjiraha Soomaaliya ee dalka Aljeeriya iyo wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi ayaa ka wada sheekeystay xaaladaha guud ee dalka iyo xoojinta xiriirka labada dowladood. Danjire…

Read More

Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhacay jubadda hoose ku dilay xubno ka tirsan al-Shabaab

Ciidanka sida qaaska ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ayaa maanta guul weyn ka soo hooyay howlgal ballaaran oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo lagu beegsaday kooxaha Khawaarijta. Howlgalkan oo si taxaddar leh loo qorsheeyay ayaa lagu bartilmaameedsaday goobo ay kooxda Khawaarijtu kaga sugnaayeen deegaanka Qabri…

Read More

Raysalwasaaraha XFS oo magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jiro argagixisada

Ka dib shirkii maanta golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ay ku yeesheen mgaalada Muqdisho ayaa Raysalwasaare Xamse Abdi Barre magacaabay gudi qaabilsan la dagaalanka argagixisada al-Shabaab iyo Daacish. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Khawaarijta ah ee Shabaab…

Read More

Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Barnaamijka Siyaasadda Gaadiidka ee Afrika (SSATP)

Tallaabadan ayaa ah mid muujinaysa sida Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ay uga go’an tahay in ay casriyeyso Tiknology-yadda Gaadiidkeeda, Duulista Rayidka iyo xoojinta Ganacsiga Gobolka. Maalin-nimadii Shalay, ayaa Magaalada Cotonou ee Caasimada Dalka Benin looga dhawaaqay Ku biiritaanka Rasmiga ah ee Soomaaliya iyo kamid noqoshadeeda Barnaamijka Siyaasadda Gaadiidka Afrika (SSATP) iyada…

Read More

James Swan oo si rasmi ah loogu magacaabay Madaxa Xafiiska kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka si rasmi ah ugu magacaabay inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Ku Meel Gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS). Mr. James Swan ayaa horey ku sime uga ahaa xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee…

Read More