Wasiirka duulista hawada oo Muqdisho kula kulmay wasiirada duulista hawada ee dowlad goboleedyada
Wasiirka gaadiidka iyo Duulista hawada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa kulan muhiim ah Muqdisho kula yeeshay Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Dowlad-goboleedyada Hirshabeele, Galmudug iyo Wasiir kuxigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa ahaa mid isbarasho iyo is-xogwareysi ah, iyadoo si qoto dheer looga wada hadlay xoojinta wadashaqeynta…