Puntland oo digniin ka bixisay biyo La’aan dhalisay dhimasho, barakac iyo Nafaqo-xumo
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland (MoHADM) ayaa maanta soo saartay baaq degdeg ah oo gurmad bini’aadantinimo, kaddib xaalad adag oo biyo la’aan ah oo si ba’an u saameysay gobollo badan oo ka tirsan Puntland. War-saxaafadeedka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in is biirsiga roobab aan joogto ahayn iyo xaalado qalalan ay sababeen in…