Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania oo la kulmay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tanzania
Dar es Salaam — Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Muungano ee Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika (EAC), Danjire Ilyaas Cali Xasan, ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Dar es Salaam kula yeeshay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bulshada Bariga Afrika,…