Maxay ka wadahadleen wasiirka arrimaha dibada iyo safiirka Shiinaha ee Soomaaliya?
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray kor u qaadidda iskaashiga dhinacyada horumarinta,…