
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Ku Simaha Safiirka Dowladda Norway ee Soomaaliya
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Safiirka Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya, Danjire Carsten Carlsen. Kulanka oo muhiim ah ayaa diiradda lagu saaray arrimo qaran oo dhaxal-gal ah oo ay ka mid yihiin: dib-u-heshiisiinta dalka, dimuqraadiyeynta hay’adaha,…