
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta qaabilay hoggaamiyaha maamulka SSC Khaatumo
Muqdisho – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Hoggaamiyaha maamulka SSC Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye, oo dhawaan ka qeyb galay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee SSC Khaatumo, gaar ahaan dhinacyada…