Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyeen Deegaanno Hoostaga Baydhabo
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad oo garab ka helaya ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ka fuliyeen deegaano hoostaga magaalada Baydhabo. Ciidamada is kaashanaya ayaa howlgalka si gaar ah uga fuliyay tuulooyinka kala ah Kuraaw rooge iyo Dhanbalka oo hoostaga deegaanka Deynuunay ee gobolka…