Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe

Hiiraan – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ayaa fuliyay weerar qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Khawaarijta, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceel-Hareeri ee gobolka Hiiraan, meel howd ah oo ku taalla xuduudda u dhexeysa gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Weerarka ayaa lagu bartilmaameedsaday xarun ay kooxda Khawaarijtu ku lahaayeen deegaankaas,…

Read More

Agaasimihii Waaxda Arrimaha Diinta ee Hirshabelle oo Lagu Dilay Magaalada Jowhar

Jowhar – Koox hubeysan ayaa fiidnimadii caawa ku dileen agaasimaha Waaxda Arrimaha Diinta ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Dr. Maxamed Cabdi Cali (Dr. Gaalib), sida ay xaqiijiyeen ilo amni iyo dad goobjoogayaal ah. Dilka Dr. Gaalib ayaa ka dhacay xaafadda Hantiwadaag ee magaalada Jowhar, xilli uu ku sugnaa farmashi uu isagu…

Read More

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeer dhiirrigelin ah ku tagay deegaanka Wargaadhi

War-gaadhi, Shabeellaha Dhexe – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka War-gaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si uu u dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida iyo shacabka deegaanka ee xaq-u-dirirka u ah la-dagaallanka Khawaarijta. Madaxweynaha ayaa kulammo la qaatay saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta, isagoo bogaadiyay geesinimada…

Read More

Death Toll Rises to 20 in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Military Recruitment Center

Somalia, Mogadishu: – The death toll from Sunday’s suicide bombing at a military recruitment center in Mogadishu has risen to at least 20, with 15 others wounded, Somali authorities confirmed on Monday. The militant group al-Shabab has claimed responsibility for the deadly attack. The explosion occurred at approximately 9:20 a.m. outside the gates of the…

Read More

Maxkamadda gobolka Baay oo dil toogasho ah ku fulisay Nin horay dil uga geystay Baydhabo

Maxkamadda gobolka Baay, ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Axmed Cabdullaahi Maxamuud, kaasi oo shalay magaalada Baydhabo, ee caasimada ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedkaas, ku dilay Abshir Xasan Cabdiraxmaan, oo ahaa wiil dhalinyaro ah. Dilka marxuum Abshir ayaa ka dhacay xafiis uu ka shaqeynayay…

Read More

Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay Koox dilal iyo dhac ka geystay magaalada Muqdisho

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo maanta shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Koox dambiilayaal ah oo horey maxkamado u xukuntay balse heshiis Bulsho lagu sii daayay ay dib u bilaabeen falal amaanka liddi ku ah sida dilka iyo boobka shacabka Soomaaliyeed. Afhayeenka waxa uu tilmaamay in dhacdooyinka noocaasi oo kale…

Read More

Madax Hore iyo Siyaasiyiin Mucaarad ah oo War-saxaafadeed Walaac Leh Kasoo Saaray Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka

Muqdisho – Qaar ka mid ah madaxda hore ee dalka iyo siyaasiyiin mucaarad ah oo si wadajir ah u saaray war-saxaafadeed rasmi ah ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee ka taagan dalka, iyagoo si gaar ah farta ugu fiiqay doorka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee la sheegay inuu ka leexday hoggaamintii…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga oo si Rasmi ah u Soo Xiray Tababar Lagu Xoojinayo Istaraatiijiyadda Warbaahineed ee Difaaca Qaranka

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehelinayeen Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa si rasmi ah uga soo xiray xarunta warbaahinta ee wasaaradda tababar socday muddo saddex maalmood ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababarkan oo ay ka faa’iideysteen in ka badan…

Read More

How to Rebuild Somalia, a Nation Perpetually Adrift

To many Americans, Somalia is a distant place—often recalled in headlines about piracy, famine, or Black Hawk Down. But behind the clichés is a nation whose sovereignty is eroding in plain sight. Somalia today stands at a crossroads, beset by failures both imposed and internal. It is losing control of its airspace, its land, its borders, and, most critically,…

Read More

US Conduct air strikes against ISIS bases in northeastern Somali region

In a coordinated air operation aimed at dismantling a faction of the terrorist group ISIS, U.S. Africa Command (AFRICOM), in partnership with the Federal Government of Somalia, conducted an airstrike within Somalia targeting militant activities. The strike occurred approximately 70 kilometers southeast of Bosaso, in the Bari region of Puntland State, Somalia. As the operation…

Read More