
Mareykanka oo Markii u horeysay wadahadal la furay Xamaas
Mareykanka ayaa billaabay wadahadal toos ah oo ay ka maqantahay Israaβiil oo uu la yeelanayo Xamaas , tallaabadan oo waji-gabax ku ah Israaβiil ayaa Mareykanka wuxuu kala xaajoonaya Xamaas sidii loo sii deyn lahaa maxaabiista Mareykanka ah ee ay gacanta ku hayaan iyo in la gaaro heshiis waqti dheer oo xabbad-joojin ah, sida ay ku…