War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha la-dagaalanka al-Shabaab oo Muqdisho ka socday
Muqdisho – War-murtiyeed rasmi ah ayaa laga soo saaray Shirweynaha ballaaran ee la-dagaalanka Khawaarijta, kaas oo muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 700 oo ergay, kuwaas oo ka kala yimid qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, una matalayay ururrada bulshada, culimada, haweenka, dhallinyarada,…