
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan Miro-dhal Ah la Qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Aljeeriya
Algiers, Algeria – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Algiers kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Aljeeriya, Mudane Ibrahim Boughali, oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Baarlamaannada Carabta. Kulankan ayaa qeyb ka ah booqashada rasmiga ah ee Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu ku joogo…