
Somaliland oo Daahfurtay Mashruuc $100 Milyan ah oo Lagu Horumarinayo Wax-soo-saarka Beeraha
Hargeysa – Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday mashruuc ballaaran oo dhanka wax-soo-saarka beeraha ah, kaasi oo ku kacaya $100 milyan, waxaana maalgelinaya shirkadda African Food Security oo laga leeyahay dalka Maraykanka. Mashruucan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay xukuumadda Somaliland ugu jirto xoojinta wax-soo-saarka gudaha, si looga jawaabo baahiyaha sii kordhaya ee…