
Shirka Horumarinta Caasimada oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho (Wargeyska.net) – Shir looga hadlaayay daahfurka Dhismaha horumarinta Muqdishada Cusub ayaa lagu qabtay magaalada Muqdishu, caasimada dalka Soomaaliya caawa. Shirka oo uu shir gudoomiyay Raysal Wasaare ku xigeenka labaad ee dowlada ee xukuumada federalka Somaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali mashaaricda horumainta magaalda Muqdisho oo uu kow ka yahay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Muqdisho…