Wargeyska

Wasiirka Warfaafinta Xukuummadda Soomaliya oo la kulmay madaxa Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Souef Mohamed El-Amine. Wasiirka iyo Wakiilka Midowga Afrika ayaa ka wadahadlay Iskaashiga labada dhinac, bilowga hawlgalka cusub ee AUSSOM, iyo taageerada Midowga Afrika uu…

Read More

Somalia: Mogadishu mayor meets Italian ambassador

The Governor of Banadir and Mayor of Mogadishu, Mr. Mohamed Ahmed Amir, held a meeting with the Italian Ambassador to Somalia, Amb. Pier Mario Daccò Coppi, at the Mogadishu’s municipal government Hall. The discussion centered on strengthening bilateral relations and fostering a cooperative partnership between the two sides. Mayor Amir expressed gratitude to the Italian…

Read More

Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho iyo safiirka Talyaaniga

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dawladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Amb. Pier Mario Daccò Coppi, iyagoona ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo skaashi ku dhisan wax wada qabsi oo dhex mara labada dhinac. Duqa Muqdisho ayaa ka mahadceliyay…

Read More

Ciidamada Suuriya oo fashiliyay weerar lagu qaadi rabay Macbadka Sayida Zeinab

Ciidamada ammaanka dowladda Suuriya, ayaa la sheegay in ay kahor tageen weerar ay kooxda Daacish qorsheeyeen in ay ku qaadaan macbad ay leeyihiin Shiicada dalka Suuriya oo kuyaalla duleedka magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya. Wakaaladda wararka dowladda Suurina ee Sana , ayaa baahisay in ciidamada ammaanka heleen xogta weerar rag hubeysan qorsheenayeen in ay ka…

Read More

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Masar kula kulmay magaalada Qaahira

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi oo safar shaqo ah ku jooga caasimadda Dalka Masar ee Qaahira ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Dr. Badr Abdel Atty, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka labada dal, horumarinta xasilloonida gobolka, dardargelinta howlgalka…

Read More

Somali National Army kill four Al-Shabab fighters in central Somalia

The Somali National Army (SNA), in collaboration with local forces, has successfully eliminated four militants from Al-Shabaab during a targeted operation in Camaara, Mudug region, military sources reported on January 12, 2025. The operation was meticulously planned and executed, targeting a residence occupied by Ismaaciil Beerdile, identified as a senior leader of Al-Shabaab responsible for…

Read More

Hogaamiyayaasha Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyay ilaalinta danaha labada Dal iyo Gobolka

Ka dib soo dhoweyn diiran oo uu Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ugu sameeyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku caasimadda dalka Itoobiya labada hoggaamiye waxa ay yeesheen wada hadallo ballaaran oo ku qotoma danaha labada dal iyo guud ahaan sidii la isaga kaashan lahaa xaaladaha gobalka iyo xoojinta…

Read More