
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐥𝐨𝐨𝐠a 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐲 a𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 c𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚𝐨𝐨𝐤𝐚𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 Muqdisho
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diriye (Yabooh) ayaa guddoomiyay shir looga hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan Saraakiisha Amniga Caasimada Qeybahooda kala duwan. Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Mumin iyo Taliyaha Nabad sugida Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Cabdifataax…