Wargeyska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan afur ah la qaatay Culimada Soomaaliyeed

Dr Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah ugu sameeyay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku xirnaanta culimada, shacabka iyo dowladda oo laf-dhabar u ah qarannimada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa culimada ku bogaadiyey kaalintooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada, dib-u-heshiisiinta iyo xasilinta dalka,…

Read More

NISA oo Burburisay Buundo Macmal ah oo Al-shabaab Adeegsan Jireen

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamka ayaa burburiyay Buundo macmal aheyd oo ay adeegsan jireen kooxda Al-shabaab oo ku taala gobolka Shabeellaha Dhexe. Buundadaaan macmalka aheyd ee la burburiyay ayaa kooxda Al-shabaab kasoo gudbin jirtay gaadiidka iyo dagaalamayaasheeda, buundadan ayaa ku tiilay deegaanka Aw-baalle ee Gobolka Shabeelada Dhexe ee…

Read More

Trump oo Raba inu ka qaado cunaqabateynta Ruushka

Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray dalka Ruushka sida laga soo xigtay saraakiil ka ag dhow aqalka cad. Shabakadda Bloomberg oosoo xigatay ilo xog ogaal ah ayaa sheegtay in la-taliyayaasha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay dejinayaan qorsheyaal lagu qaadayo ama wax looga beddelayo cunaqabateynta Ruushka saaran haddii…

Read More

Puntland oo shaacisay in talisyo badan iyo hub kala wareegeen Daacish

Taliska ciidamada difaaca dowladda Puntland oo faahfaahin ka bixiyay hawlgalladii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad l, ayaa shaaciyay in ay ilaa lix talis ka saareen dagaallamayaasha Argagixisada ISIS. Taliyaha ciidanka Kumaandada ee PMPF G/dhexe Maxamuud Shire Maxamed oo ka warbixiyay hawlgalladaasi ayaa sheegay in ciidamada oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay togga Geel-lagu-qal ay gacanta ku…

Read More

Abu Mansuir: “Mogadishu Marnaba ma noqoneyso sida Kabul iyo Dimishiq”.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Muqtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo ay wehliyaan qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay howlgallada dalka looga ciribtirayo Al Shabaab. Wasiirka Awqaafta Arrimaha Islaamka Muqtaar Robow, ayaa sheegay in wasaaradda iyo culimada oo isku duuban ay garab taaganyihiin geesiyaasha Qaranka iyo…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Magacaabay Guddi Soo Baara Xildhibaanno Loo Diiday Safaro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Sooamaliya ayaa magacaabay Guddi ka soo warbixiya Safaradda loo diiday qaar ka mid ah Xildhibaannada. Guddigaan ayaa la faray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu soo celiyaan warbixinta ku saabsan sababaha loogu diiday Xildhibaannada Safarada ay ku aadi lahaayeen Gobolada Dalka. Guddiga uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka si…

Read More

Xarigga Internet-ka ee PEACE Cable oo ka go’ay Badda Cas iyo Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay

Hey’ada Isgaarsiinta Qaranka ayaa shaacisay in xarigga internet-ka ee Fiber-ka badda hoosteeda mara, ee isku xira Pakistan, Bariga Afrika, iyo Yurub (PEACE Cable), uu ka go’ay Badda Cas. Dhacdadan lama filaanka ah ayaa saameyn ku yeelatay adeegyada internet-ka ee Soomaaliya iyo dalal kale oo Bariga Afrika ah, taasoo sababtay hoos u dhac ku yimid xawaaraha…

Read More