Wargeyska

Ethiopia deploys 2,500 troops under new AU mission to fight al-Shabab

The African Union and the Somali federal government have authorized the deployment of 2,500 Ethiopian troops to join a new peacekeeping force in Somalia to bolster the fight against the militant group Al-Shabaab. The troops will serve under the African Union Support Mission in Somalia [AUSSOM], officially launched in January and will operate until the end of…

Read More

NISA oo fulisay lix howlgal oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad al-Shabab ah

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo fulisay 6 howlgal oo lagu dilay in ka badan 80 xubnood oo isugu jiray Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta. Howlgalada ayaa ka dhacay gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose, iyadoona sidoo kale lagu burburiyey xarumo ay Argagaxisadu ku dhibaateyn jirtay shacabka Soomaaliyeed.

Read More

Ciidanka xoogga oo hawlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan Galgaduud

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururada 242-aad iyo 243-aad, ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay deegaannada Jilib Qoodhiley, Qori Madoobe, iyo deegaanka Cali Yabaal, kuwaas oo dhammaantood ka tirsan gobolka Galgaduud. Taliyayaasha ururadaasi, dhame Bashiir Qorane (Ururka 242) iyo dhame Cabdi Daahir Xirsi (Ururka 243), ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu yahay in laga hortago…

Read More

Madaxweyna Xasan Sheekh oo gaaray Kampala

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Museveni. Booqashada shaqo ee uu Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ku tagay dalka Uganda ayaa ujeeddadeedu tahay sidii loo sii dardargelin lahaa dagaalka lagu cirirbtirayo Khawaarijta, iyada oo…

Read More

Somalia Expels Swedish Diplomat Over Allegations of Undermining Government’s Reputation

The Federal Government of Somalia recently expelled Anna Saleem Högberg, Sweden’s Deputy Ambassador and Head of Development Cooperation, following accusations that she had undermined the reputation of the Somali government. This decision came after serious allegations were levied against Högberg regarding her conduct and actions, which were believed to have damaged the image and dignity…

Read More

Cali Guudlaawe oo gaaray degaanka Masjid Cali Guduud (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeeray difaacyada ciidamada qalbka sida iyo xaq-u-dirirka deegaanka ee ku sugan degmada Cali Gaduud ee Gobalka Shabeellada Dhexe. Saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa ugu horeyn uga warbixiyay Madaxweynaha howlgalka dabar-goynta al shabaab iyo halka uu marayo. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhiirogelin ugu tagay ciidamada…

Read More

Madaxweeynayaasha Kenya iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Dibloomaasiyadeed iyo Iskaashiga Amniga

Madaxweynaha Kenya ayaa shaaca ka qaaday sida ay dowladdiisu uga go’an tahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhaqaale ee ay la leedahay Soomaaliya, taasoo salka ku haysa horumarinta ganacsiga iyo adkaynta amniga gobolka. Warkan ayaa yimid kaddib markii Madaxweynaha Kenya uu wadahadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo si qoto…

Read More

Soomaaliya oo danjire cusub u magacowday dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Aljeeriya Mudane Axmed Attaf ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u joogi doono Aljeris mudane, Yuusuf Axmed Xasan oo loo yaqaan Yuusuf Jeego. Danjiraha Soomaaliya ee dalka Aljeeriya iyo wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi ayaa ka wada sheekeystay xaaladaha guud ee dalka iyo xoojinta xiriirka labada dowladood. Danjire…

Read More