Wasaaradda arrimaha dibadda oo Muqdisho ku soo gabangabaysay wadatashi ku aadan bad-qabka deegaanka
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iyadoo kaashanaysa Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), waxay maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay shir muhiim ah oo socday muddo labo maalmood ah, kaasi oo lagu lafa-guray istaraatiijiyadda gobolka ee ku saabsan Biotechnology, Biosafety iyo Biosecurity. Shirkan oo la-tashi ah…