Guddoomiyaha SoDMA oo Qaabilay Mas’uuliyiin ka Socday Hay’adda Istaatistikada Qaranka
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Istaatistikada Qaranka, kuwaas oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee hay’addaasi, Dr. Cabdisalaam Cabdiraxmaan Maxamed. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen ku-xigeenada labada hay’adood, qaar kamid ah agaasime waaxeedyada iyo lataliyaal…