Dadweynaha Garoowe oo Taageero Weyn u Muujiyay Guusha Ciidamada Difaaca Puntland ee Dagaalka Daacish
Garoowe – Kumannaan kamid ah shacabka magaalada Garoowe, caasimadda Puntland, ayaa xalay si ballaaran ugu banaanbaxay fagaaraha weyn ee jidka 30-ka, iyaga oo muujinayay taageero buuxda oo ay u hayaan guusha ciidamada difaaca Puntland kasoo hooyeen hawlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish. Isu soo baxa oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin sare oo ka tirsan…