Tag: Caalamka

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyeen Oddoroska Miisaaniyadda.
Fadhigii 6aad ee shirka golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Maamulka Somaliland Ajandaha maanta la horkeenay Golaha Wasiirrada ayaa keliya ku koobnaa soo jeedinta Oddoroska Miisaaniyadda Qaranka ee Sannadka 2025-ka. Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Golaha Wasiirrada ka horjeediyey faah-faahin la xidhiidha qaab-dhismeedka Miisaaniyada 2025-ka. Miisaaniyadda Sannadka 2025-ka waxay ka…