Muqdisho: Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Nidaamkeeda cusub ee Caddaaladda “Integrated Electronic Case Management System” (IECMS). Nidaamkan oo hirgelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka ayaa loogu talagalay in lagu wanaajiyo hufnaanta, daah-furnaanta, iyo isla xisaabtanka guud.
Hanaankan cusub oo dhijitaalka ah ayaa si rasmi ah loogu soo bandhigay magaalada Muqdisho,iyadoo Munaasabadda ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin muhiim ah oo ka kala socday hay’adaha kala duwan ee garsoorka taas oo muujineysa sida ay dowladda uga go’an tahay hirgelinta mashruucan oo ah nidaam mideysan oo isku xiran kaas oo hagaajiya shaqada afar hay’adood oo muhiim ah: Waaxda Dembi Baarista (CID), Xafiiska Xeer Ilaalinta, Maxkamadaha, iyo Xabsiyada.
Taariikh ahaan, nidaamka cadaaladeed ee Soomaaliya waxa uu si weyn ugu tiirsanaa hab-raac buug-gacmeed, kaas oo inta badan ahaa mid gaabis ah, aan tayo lahayn, una nugul khaladaadka,dowladda ayaa hadda rabta in ay meesha ka saarto habkan duugoobay, oo ay ku beddesho habkan cusub ee elegtarooniga ah.



Alright, Bau Cua fans, listen up! This site has a super smooth version of the game. Easy to play, looks great, and brings back all the nostalgic vibes. If you’re feeling lucky, try your hand at baucuagame!
88BetHipHop, Okay, this site’s got a cool vibe. Easy to deposit, easy to play. If you are into hiphop theming and slots, give it a whirl. Can’t hurt to try your luck right?88bethiphop
80winbet4 tem me dado sorte! Ganhei uma grana boa nas apostas de futebol semana passada. Continuarei apostando por aqui 80winbet4.