Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo colaadaha dalka ka socda

Madaxweeynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray warqad dhambaal nabadeed ah oo kula hadlay ummadda Soomaaliyeed taasoo uu ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalada sokeeye ee dhiiga bilaa macnaha ah ku dadaadanayo. Madaxweeyne Farmaajo ayaa qoraalkiisa ku cadeeyay in dhiig uu ku daato mooyee aan guul lagu gaarayn is dilka Soomaalida dhexdeeda ah. hadalkiisa ayaa sidan u dhignaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *