Taliyaha Ciidanka Dhulka militariga Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub

Sareeye guuto Sahal Cabdullahi Cumar, Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula la qaatay Wafdi ka socdo Midowga Yurub oo booqasho ku yimid Dalka maanta, 20 December 2024. Taliyaha ayaa ugu horeyn wafdiga uga mahadceliyay booqashada ay Dalka ku so gaareen sheeygana inuu  arko inay mid muhiim ah tahay….

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay wasiirka arimaha dibada ee Tanzania

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta, 20 December 2024, xafiiskiisa xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibidda ee Dalkaasi Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo oo safar shaqo ku soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Wasiirka ka guddoomay dhambaal iyo salaan uu ka siday, Madaxweynaha dalka…

Read More

Mustaf Dhuxulow oo xilka wareegay

(Wargeysa.net/Muqdisho) Mustaf Sheikh Ali (Dhuxuloow), Agaasimaha dhowaan la magaacabay ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa la wareegay xilka ka dib xaflad lagu qabty xarunta hey’adda ee magaalada Muqdisho. Madax kala duwan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa Raysal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka soo qeyb galay xaflada xilwareejinta…

Read More