Wasiir Maryama oo xarig jartay qayb cusub oo lagu kordhiyey isbitalka SOS ee magaalada Muqdisho
Muqdisho (Wargeyska.net): Wasiir dawlaha wasaaradda Caafimaadka ee xukuummadda federaalka ah ee Soomaaliya Drs. Maryama Maxamed Xuseen ayaa xarig jartay qeyb cusub oo loogu talagalay carruurta ee Isbitaalka SOS, ka dib munaasabad kooban oo manta lagu qabtay xarunta SOS ee Degmada Heliwaa ee Mogaalada Muqdisho. Waxaa munaasabada ka soo qeyb galay Guddomiyaha degmada heliwa, agaasimaha guud…