WHO oo sheegtay in isbitaallada Qasa ay noqdeen Goobo dagaal
Madaxa ugu sareeya ee Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku baaqay in la joojiyo “weerarada isbitaallada” ee Qasa. Mr. Tedros Adhanom ayaa sheegay in isbitaallada Qasa mar kale ay noqdeen “meelo dagaal,” iyo in nidaamka caafimaadka uu ku jiro “khatar weyn.” Eedeymaha Adhanom ayaa yimid kadib markii ciidanka Israa’iil ay weerareen oo ay ka…