Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay Tartanka Cayaaraha Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay Tartanka Cayaaraha Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir 2025, oo hal ku dhig looga dhigay (Ciyaar oo Codkaaga Dhiibo). Tartankaan oo u goob joog ka ahaa Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS General Bashiir Maxamed Jaamac, Madax ka socotay Wasaaradda Cayaaraha…