SHEEKH AADAN MADOOBE OO LA SHIRAY GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ganacsatada Soomaaliyeed. Intii uu socday kulanka ayaa ganacsatadu la wadaageen cabasho ay qabeen gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed  maadaamaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay xirnaayeen suuqyada ganacsi…

Read More

Puntland oo Daacish Badan ku leysan buuraleeyda Gobolka Bari

Wararka naa soo gaaraya ayaa sheegaya in Dowlad Goboleedka Puntland ciidamadeeda ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen maleeshiyaadka Daacish oo haraadigoodu ku dhuumaalaysanayo buuraleyda Calmiskaad halkaasoo ay ku laayeen tiro badan oo ka mid ah dagaalyahanada Daachista. Afhayeenka ciidamada Puntland Jen. Maxamuud Faadhigo ayaa sheegay in 65-ka tirsan argagixisada Daacish la dilay inta la…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Azerbaijan

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan, taas oo la xiriirta hirgelinta heshiiska iskaashiga dibulamaasiyadeed ee Labada dal ay dhawaan wada gaareen. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalkan Ilham Aliyev iyo Xukuumaddiisa soo dhaweynta diirran ee ay ku qaabileen wafdigiisa…

Read More

Wasiirka arimada dibada Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socday Turkiga

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta oo Isniin, 10 Febraayo 2025 xafiiskiisa ku qaabilay, wafdi Turki ah oo uu hoggaaminayay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Prof. Burhanettin Duran, isaga oo kala hadlay sida ugu wanaagsan ee loo xoojin karo xiriirka labo geesoodka, laguna kobcin karo iskaashi istiraatiijiyadeed, laguna…

Read More

Somalia and Qatari leaders held telephone conversation on enhancing bilateral ties

H.E Hassan Sheikh Mohamud, the president of the Federal Republic of Somalia held a phone conversation today with the Amir of the State of Qatar, Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani, to discuss enhancing the strong bilateral ties between their nations. The two leaders engaged in an in-depth discussion on ways to further strengthen the…

Read More

Somalia’s president receives Turkish delegation in Mogadishu

The President of the Federal Republic of Somalia Dr. Hassan Sheikh Mohamud has received a delegation from the Republic of Türkiye, led by Deputy Foreign Minister Prof. Burhanettin Duran at the Presidential Palace in Mogadishu, capital city of Somalia on 10 February 2025. They discussed heightening the strong and enduring ties between Somalia and Türkiye….

Read More

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shir ka furmay Imaaraadka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda dalalka Carabta, Qeybta Horumarinta Dhaqaalaha meertadiisii 9-aad oo lagu qabanayo magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, iyada oo uu barbar soconayo kulanka Sanadlaha ah ee Kulanka Dowladaha Adduunka. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan…

Read More

Al-Shabaabkii ugu badnaa oo soo buux dhaafiyay Shabellada Dhexe

Wararka ayaa sheegaya in al-Shabaabkii ugu badnaa ay soo buux dhaafiyeen aagga degmada Mahadaay ee gobolka Shabellada Dhexe ee Dowlad Goboleedka HirShabelle, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Dagaalamayaasha al-Shabaab ee gaaray halkaasi ayaa lasoo wariyay inay kasoo firaxadeen dagaalka ka socdeen gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in…

Read More

Saraakiil ka kala tirsan kuwa Xooga Dalka iyo Nabad Ilaalina Midowga Africa oo Hiiran ku kulmay

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullahi Cumar, ayaa xerada Dab iyo Dhagax ee qeybta 27-aad oo ku taalla magaalada Buuloburde kulan kula qaatay Taliyaha qeybta 4-aad ee howlgalka xasilinta iyo tageerada midowga Afrika (AUSSOM Col. Saciid Waaberi oo ay weheliyaan Taliyaha Guutada 11-aad ee Ciidamada Jabuuti Col. Maxamed Axmed Yuusuf iyo saraakiil…

Read More