Dab ka kacay baarlamaanka HirShabelle ee Magaalada Jowhar
Wararka ay heleyso shabakadda wararka ee Wargeyska Media Network ayaa xaqiijinya in goordhow dab xoogan uu ka kacay xarunta Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hirshabeelle ee magaalada Jowhar. Dabka ayaa sida la xaqiijiyay si xowli ah ugu fidaya qeybaha kala duwan ee dhismaha Baarlamaanka, waxaana uu haatan kusii sii fidayaa guryaha ku dhow xarunta. Goobjoogayaal ku sugan…