
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub UK
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah uga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (United Kingdom), Mudane Charles King, xaflad ka dhacday Caasimadda Muqdisho. Wasiirka ayaa si diirran u soo dhoweeyay…