Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland ee lagu qabtay dagaalladii Sool
Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah ula wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii dhawaan ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed rasmi ah oo kasoo baxay socdaalkii Ra’iisul Wasaaraha ee deegaanka SSC-Khaatumo. Maxaabiistan ayaa waxaa dowladda Federaalka ku wareejiyay…