Golaha Wakiillada Somaliland oo go’aanno kasoo saaray socdaalka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Laascaanood

Hargeysa, Somaliland: Golaha Wakiillada Somaliland ayaa faragelin qaawan ku tilmaamay booqashada uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ku tagay magaalada Laascaanood, wuxuuna ku baaqay in gabi ahaanba la joojiyo wadahadallada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya ee muddada badan socday. Go’aanka kasoo baxay Golaha ayaa lagu yidhi: “Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu taageerayaa mawqifka xukuumadda JSL…

Read More

Alert: Five civilians killed in landmine blast by al-Shabab in Middle Shabelle region

Middle Shabelle, Somalia – At least five civilians were killed and nearly ten others injured on Friday when a vehicle they were traveling in struck a landmine between the towns of Ceel Gub and Adale, local officials have confirmed. Saadaq Mukhtaar, a member of the Hirshabelle regional parliament, told Somali National Television that the al-Shabaab…

Read More

Alert: Director and Deputy of Shabelle Media arrested in Somali capital, Mogadishu

Mogadishu, Somalia – Somali police on Saturday arrested the Director General of Shabelle Media Network, Abuukar Sheikh Mohamud Abuukar, known as “Sky,” along with the network’s Deputy Director, Mohamud Abdinasir Soofeysane, amid escalating concerns about the shrinking space for press freedom in the country. The two media executives were reportedly summoned separately and subsequently detained…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ciidamada Xoogga dalka ugu hambalyeeyey sanadguurada 65-aad

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa hambalyo u diray dhammaan saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda iyo qoysaskooda, xuska sanadguurada 65-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa muujiyay muhiimadda weyn ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay u leeyihiin…

Read More

Somalia’s President Calls for National Unity Summit with Regional Leaders

Mogadishu – President Hassan Sheikh Mohamud has launched Somalia’s most comprehensive national consultation effort since 2022, bringing together federal and regional leaders, intellectuals, and civil society in a two-track dialogue set to begin on May 1st. The initiative follows recent military successes against the al-Shabaab militant group and aims to align political, security, and governance…

Read More

QOYSAS BADAN OO KA BARAKACAY DAGAALADA KA SOCDA SHABEELADA DHEXE

Shabeellaha Dhexe – Dagaallada ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe ee u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay garab taagan yihiin saaxiibada caalamiga ah iyo ururka Alshabaab ayaa sababay barakac baahsan, koror ku yimid dhimashada iyo dhaawacyada dadka rayidka ah, sida lagu sheegay warbixin cusub oo uu soo saaray Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas…

Read More

SOMALILAND OO KU HANJABTAY INAY TALAABO QAADI DOONTO

Hargeysa – Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul u cambaaraysay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ku tegi doono magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, iyada oo socdaalkaasi ku tilmaantay faragelin cad oo ka dhan ah madaxbannaanideeda siyaasadeed iyo midda dhuleed. War-saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland…

Read More

Dowladda Aljeeriya oo Badbaadisay Tahriibeyaal Soomaaliyeed Doon kula Degtay Badda Aljeeriya

Aljeers – Dowladda Jamhuuriyadda Aljeeriya ayaa badbaadisay 23 muwaadin Soomaaliyeed oo tahriib ahaa, kuwaas oo doontii ay la socdeen kula xumaatay biyaha badda Aljeeriya, meel ku dhow 80 kiiloomitir u jirta caasimadda Aljeers. Wararka ayaa lagu xaqiijiyey in dadkan ay isugu jiraan rag iyo haween. Sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya…

Read More

Soomaaliya oo Sheegtay in Xiriirka Diplomasiyadeed ee ay la leedahay Ethiopia uu Wanaagsanyahay

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya uu yahay mid adag oo ku dhisan iskaashi iyo is-faham wanaagsan. Mudane Cali Balcad oo ka hadlayay shirka arrimaha diblumaasiyadda ee ka socda magaalada Antalya ee dalka Turkiga, ayaa…

Read More

 Trump team divided over future of U.S. counterterrorism operations in Somalia

Thursday April 10, 2025By Charlie Savage and Eric Schmitt Some State Department officials have proposed closing the embassy in Mogadishu, the Somali capital, as a precaution after recent gains by Al Shabab militants. A United States special operations forces trainer speaking to Danab recruits in 2023. The United States has trained and equipping vetted units of Somalia’s special…

Read More