
Dalalka Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo heshiisyo ku kala sexiixday Muqdisho
Munaasabd uu gudoominayay Raysal Wasaare ku xigeenka koobaad Mudane Saalax Axmed Jaamac oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, caasimada dalka Soomaaliya maanta, 19 December 2024. Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaam ayaa kala saxiixday shan heshiis oo muhiim u ah labada dal. Heshiisyadan ayaa ahaa kuwa is af garad ah oo loo yaqaan Memorandum of Understanding [MOU],…