SoDMA oo sheegtay in dalku wajahayo abaar adag
Mr Maxamuud Macalin Cabdulle, Guddoomiyaha Hay’ada Maareynta Musoobiynka qaranka ee SoDMA ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee hey’ada ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho manta 30 December 2024. Guddoomiyaha ayaa ku dhawaaqay adag oo abaaro ah in la galaday dalkuna uu u baahanyahay gurmad iyo dadaal aan loo kala harin. Tan ayuu yiri…