Somaliland iyo Khaatumo oo ku dagaalmay qeybo ka mida Gobolka Togdheer
Faahfaahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada Soomaaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo ku dhex maray deegaanka Shangeed oo ka tirsan dhulka cayn loo yaqaanno ee hoostaga gobolka Togdheer. saraakiisha Ciidanka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa militariga Soomaaliland ku eedeeyay inay weerarkan ku soo qaadeen deegaanka oo ay gacanta ku hayeen Ciidamada SSC-Khaatumo ee aaggaasi, balse dhinaca…