Duqa Muqdisho oo ka dhagax dhigay waddoyin interlock ah Degmada Kaaraan
Mr Mohamed Ahmed Amir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa dhagax dhigay dhismaha 20-waddo oo interlock oo laga hirgalin doono Waaxda Jabuuti ee Degmada Kaaraan, iyada oo dhismaha Waddooyinkaas ay iska kaashan doonaan bulshada deegaanka iyo maamulka Degmada. Guddoomiyaha degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani oo warbixin kooban siiyay saxaafada ayaa sheegay in waaxaha…