Wargeyska

Ciro oo Magacaabay Guddiga Nabada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 21/01/2025 uu wareegto Madaxweyne ku aasaasey  Guddida Nabadda Jamhuuriyada Somaliland Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan :- ๐—๐ž๐ž๐ซ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐‹๐ซ ๐ŸŽ๐Ÿ/๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“. ๐€๐š๐š๐ฌ-๐š๐š๐ฌ๐ข๐๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ: Qodobada 90aad iyo 113aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda   Somaliland; ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ : Qodobka 63(3)…

Read More

President Hassan attends in the World Economic Forum in Davos, Switzerland

Somaliaโ€™s Federal Government President Hassan Sheikh Mohamud and his delegation attended the World Economic Forum in Davos, Switzerland. The forum gathers global leaders to address pressing economic, political, and social issues. President Mohamud is set to deliver a keynote speech highlighting Somaliaโ€™s development progress, economic growth, and the governmentโ€™s long-term plans for sustainable development. He…

Read More

Is rasaaseyn laga soo warinayo magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Geddo ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaasi manta, 21 January 2025 ay ka dhacday is rasaaseyn taasoo u dhexeysa ciidamada Magaalada dhexdooda. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in dagaalkaani uu ka dhashay xiisad maalmihii ugu danbeysay ka taagneyd masuul garoonka dhawaan loo magacaabay taasoo uu…

Read More

Soomaaliya: Wasiirka amniga gudaha oo qaabilay dhigiisa Finland

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi Ay Hogaaminayso Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Finland, Ms. Mari Rantanen, oo booqasho rasmi ah ku timid Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Finland,…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Xukuummadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo daah furay miisaaniyad sanadeedka 2025ta

Kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka. Munaasibadda daahfurka Miisaaniyadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin kala tirsan dhammaan heyโ€™adaha Dowladda, ururada bulshada oo ka kooban Aqoonyahano, Culimo iyo Waxgarad. Intii ay…

Read More

Somaliland president to build modern and strongly equipped military

Following meeting with senior military officials in Hargeisa town, capital city of Somaliland administration, President Abdirahman Mohamed Abdullahi alias Irro has vowed to build a modern and well-trained military force equipped with advanced weaponry during his office term. The announcement was made during a Saturday meeting with senior military officials in Hargeisa. “I have embarked…

Read More

Regional security forces halted clashes between two rival militants in central Somali town of Galkayo

Mudug Regional forces from Puntland and Galmudug have disjointed two armed militias that exchanged gunfire in Galkayoโ€™s Garsoor neighbourhood, located in the capital of the Mudug region on Saturday night. The clash said resulted in casualties, but the exact figures remained unconfirmed. Traditional leaders in Puntland have called for peace, urging the warring Lelkase and…

Read More