Somali security forces thwart explosive plot in Harardhere town
Reports confirmed that Somalia’s federal government security forces arrested an al-Shabab suspect in central Somali town of Harardhere in Galmudug regional state administration after he was caught carrying thermos flasks filled with explosive devices. The suspect, identified as Abukar Iley, was detained during a routine security inspection. Authorities say the explosive-filled flasks were intended for…
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Agaasime goboleedka UNHCR
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasime goboleedka Bariga iyo Geeska Afrika iyo Harooyinka waa weyn ee Hay’adda Qaramada Midoobey ee Qaxootiga (UNHCR), Mamadou Dian Balde. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga, si…
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo la dar daarmay ciidamo tababar loogu soo xiray Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaarinayey cutubyo ka tirsan Ciidanka Kummaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in looga fadhiyo sidii ay cadowga uga difaaci lahaayeen xudduudaha dalka ee cir, dhul iyo bad intuba. Intii ay socotay Munaasabadda dhaarta ayaa ciidanku waxa ay soo bandhigeen…
Mareykanka oo Daacishta Soomaaliya ku duqeeyay Gobolka Bari
War saxaafadeed ay soo saareen Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa waxay ku sheegeen in ay duqeyn ay ka geysteen Soomaaliya, gaar ahaana ay la beegsadeen xubno ka tirsan Daacishta ku dhuumaaleysanaysa buuraleyda Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland. War saxaafadeedka AFRICOM ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ay duqeyntan la beegsadeen…
Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aano wax ku ool ah soo saaray
Madaxweynaha Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenku ayaa maanta fadhi aan caadi aheyn iskugu yeedhay Xubanaha Golaha Wasiirada, si uu xog warran guud uga siiyo Safarkii Shaqo ee uu dhawaan Madaxweynuhu ku tagay dalka Imaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn Golaha Wsiirrada u sheegay in waftigiisu ay kala hadleen…
Cali Jeyte oo sheegay inay dileen al-Shabab badan oo ay ajaanib ku jiraan
Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte Cusmaan ayaa kka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Khawaarijta looga xoreeyey deegaanno muhiim ah oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Cali Jeyte warbaahinta furimaha dagaalka ugu waramay ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka, nabad sugidda Qaranka, ciidamada Hiil Walaal iyo xoogagga dadweynaha oo iskaashanaya…
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay oo Muqdisho ku kulmay
Ka dib booqasho uu Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ku tagay guriga Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xussen Rooble manta 1 Febraayo 2025, labada mas’uul ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay guriga Raysal wasaaraha. Labada mas’uul ayaa salaan kadib iska xog-wareystay marxaladda guud ee dalka iyo arrimaha muhiimka u ah horumarka dalka, gaar…
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Al-Shabaab xiriri la leedahay Xuutiyiinta Yemen
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen uu ka dhaxeeyo xiriir weeyn oo toos ah, taasoo sahashay in labada dhinac tababarka iyo hubka is-dhaafsadaan, iyagoo khatar ku ah amniga Badda cas iyo gobolka Geeska Africa. Madaxweynaha oo wareysi siiyay wargeyska Washington Post ayaa sheegay in…
37 terror suspects arrested in East African Operation
Suspected members of ISIS and Al Shabaab among those detained An international counter-terrorism operation in East Africa has led to the arrest of 37 suspects and the seizure of both small arms and heavy weapons. Those arrested include suspected members of ISIS, Al Shabaab and several foreign terrorist fighters. Arrests were made across eight East…