
20 xubnood iyo horjooge sare oo Al-shabaab ah oo looga dilay gobolka Shabeellaha Dhexe
Wararka ay heleyso shabakadda wararka ee Wargeyska Media Network ayaa sheegaya in howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo ahaa mid isugu jiray cir iyo dhul ayaa si gaar ah loogu beegsaday xarumo ay ku sugnaayeen horjoogayaal iyo…