
Shirka golaha wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u guddoomiyey furitaanka Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ah shir heer qaran ah oo diiradda lagu saarayo mustaqbalka siyaasadeed iyo amni ee dalka. Shirka, oo qeyb ka ah gogosha wadatashi ee uu fidiyay…