ADDIS-ABABA

Sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga Itoobiya ayaa saxaafada la wadaagay markii ugu horeysay Dalalka ay u aqoonsan yihiin Caddowgooda xili ay awal sarbeebi jireen.

Sarkaalkaan oo ah Lataliyaha Ciidamada Milatariga Itoobiya Let-Alemshet Degefe.Generalkan ayaa carabka ku adkeeyay in Dalalka Masar iyo Eriteria inay yihiin Caddowgooda ay dunida ku leeyihijn.

Dhanka kale Sarkaalkaan wuxuu uga digay kooxaha Dowlada la dagaalaya inay isku dayaan inay xukunka xoog ku raadiyaan.

La taliyaha Milateriga wuxuu meesha ka saaray in waxaan doorasho ahayn inaan xukunka dalka Itoobiya lagu raadin karin.

“Kooxaha hubeysan marnaba macquul ma aha inay xukunka dalka Afganbi ku qabsadaan.
ha ogaadaan dalku wuxuu leeyahay dastuur iyo sharci loo maro xukunka”

General: Let-Alemshet Degefe.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *