Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan waxaa loogu magacaabay Maxamed Carab Xuseen Maxamed.
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda Hirshabeelle Maxamed Shuuriye Nuur oo warbaahinta u faahfaahiyay wareegtada ayaa sheegay in magacaabista guddoomiyaha cusub ay ku timid soo jeedin ka timid Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa horay u soo noqday guddoomiyahii Guddigii soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu aheyd Hirshabeelle sanadkii 2021-kii.
Magacaabista guddoomiyaha cusub ayaa sidoo kale kusoo aadeysa, iyadoo todobaadyadii lasoo dhaafay uu khilaaf culus u dhaxeeyay guddoomiyaha xilka laga qaaday Muuse Salaad iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.
Khilaafka sababay in xilka qaadis lagu sameeyo Muuse Salaad ayaa ka dhashay is qabqabsiga dhanka canshuurta laga qaado garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne oo u dhaxeysay isaga iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.
Lama oga go’aanka rasmiga ah uu qaadan doono guddoomiyaha xilka qaadista lagu sameeyay, maadama sida horay marar badan u dhacday guddoomiyaal xilka qaadis lagu sameeyay ay kasoo horjeesteen in xilka laga qaado, waxaana xusid mudan in Hirshabeelle aysan awood badan ku laheyn deegaanada gobolka Hiiraan.



Thinking of signing up for pp88vn. Real talk, is it worth my hard-earned dong? Easy deposits and withdrawals essential!
Alright alright alright! Okvip-new88, huh? Heard some buzz. Gotta say, the interface is smooth and the games are solid. Good spot to chill and maybe win some dough. Give it a spin! okvip-new88
Gave 3cncbetbr a spin, and I have to say, I’m pretty impressed. Fast payouts and a good selection of games. Check it out: 3cncbetbr.
Struggling with 7betlogin! Trying to remember my password is a nightmare. Once I’m in tho… hopefully luck is on my side! 7betlogin
Okay, 999r… Let’s see what you’ve got. Seems legit, interface looks clean. Time to roll the dice, I guess! Wish me luck! 999r
Just checked out 99abgame. Feeling kinda lucky today. Maybe this is the one! Gonna try a few rounds and see how it goes. 99abgame