Muqdisho: Sida ay sheegayaan wararka la helayo, Beesha Caalamka, gaar ahaan Qaramada Midoobay iyo Dowladda Mareykanka, ay si rasmi ah ugu biireen dadaallada lagu xalinayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Mucaaradka.
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, iyo Safiirka Mareykanka u fadhiya Muqdisho ayaa la sheegay inay hoggaaminayaan dedaalladan cusub.
Ujeeddadooda ugu weyn ayaa ah in dhinacyada la isu keeno, laguna qanciyo inay dib ugu laabtaan miiska wadahadalka, si looga heshiiyo arrimaha muranka badan dhaliyay sida doorashooyinka iyo dib u eegista Dastuurka.
Xalay, xubnaha Madasha Mucaaradka ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kaga arrinsadeen dalabka iyo fariimaha ka yimid Qaramada Midoobay iyo Mareykanka.
Dhanka kale, Madaxtooyada Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inay soo dhaweysay fariimaha iyo baaqyada ka imaanaya beesha caalamka, taas oo muujineysa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud diyaar u yahay in dib loogu laabto miiska wadahadalka haddii la helo hannaan dhaxal gal ah oo lagu gaari karo is-afgarad.
Xogaha la helayo waxay tilmaamayaan in ay jirto suuragalnimo weyn oo ah in dhowaan la qabto kulan fool ka fool ah oo u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyeyaasha Madasha Mucaaradka.



Need to login to SV388? Borneo303 got you covered. Super easy process so you can get right to the action. Get logged in with sv388 login borneo303.
Comebet88 has a really solid reputation. Lots of my friends play here, and the feedback is always positive. I recommend giving it a whirl at comebet88
Anyone tried JiliLiveClub? Pretty good options, some unique games I haven’t seen elsewhere. Give it a look and let me know what you think! jililiveclub
WinPH777LoginPhilippines is perfect for local players! Easy deposit options and a wide range of games. Try your luck kabayan! winph777loginphilippines
WinPH77 has a unique selection of games! I’ve been having a blast exploring their different options. You may also like it. Check them out! winph77